Hadaad is cadayso waa kugu waajib inaad akhriso faaladan
Ma ogtahay in maqaarkeena ay ku jirto maado loo yaqaano Melanin, oo ay shaqadeedu tahay in ay inaga difaacdo fallaadhaha cadceeda, sidoo kalena ay masuul katahy soo saarista midabka maqaarka jirka.
PRODUCT BAN PUBLIC NOT MEDIVEN, dawooyinka kimikaad ee ay haweenku isticmaalaan waxa ay shaqada ka joojiyaan Melanintaas, sidaas darted dumarku marka ay dawadaas isticmaalaan jirkoodu malaha awood uu midab ku yeesho, kulaylka cadceedana u ugu adkaysto. Miembo CIHEME DE BEM TE DERMAT Ugu dambayn waxa ay Daawoyinkan kimikaad sababaan kansarka ku dhaca maqaarka oo looya qaano Melanoma Skin cancer.
0 Comments