Thomas Sankara madaxwaynihii Burkina Faso intii udhaxaysay 1983 ilaa 1987
.
1460 maalmod ama 4 sano oo qura oo uu madaxweyne ka ahaa Burkina Faso (1983 ilaa 1987)
●Wuxuu dhisay 350 Iskuul, Wadooyin iyo qad tareen isagoo aan kaalmo shisheeye helin
●60% wuxuu kordhiyay akhriska iyo qoraalka.
●Wuxuu mamnuucay guurka qasabka ah oo kubadnaa wadankiisa
●Dadka masaakiinta ah wuxuu siiyay dhul ay dagaan islama markaana ay beertaan
Mid kamid ah hadaladi dhaxal galka ahaa ee uu kagatagay bulshadiisa iyo guud ahaan dadka africanka ah waxa kamid ahaa "Qofka kuquudiya wuu ka xakamayn karaa"
Wuxuu ahaa kacaanyahan wayn oo kaso horjeeday boobka hantida wadankisa oo markas ladhihi jirey velto magacaas oo gumeystaha faransiisku ula baxay wadankiisa laakin uu isagu kabadalay ugu danbayn.
0 Comments