Goor casar gaab ah ayaan tagnay meel loo nasasho tago kutaal agagaarka meel haro ah oo biyuhu fadhiyaan, wa meel ay aad uga hesho lammaantayda Samira oo galabta si daran uso labisatay. Malaha wax ay ugu talagashay in ay indhahayga ku dawakhiso quruxdeeda il qabadka ah ee laboodkii arka uu aanu ciyaar ku ilaawayn. Wax ay kor kaxiran tahay khamaar madow oo dhexda ka furan hoostana surweel lagu dheera ah oo jiid jiid ah oo inyar kubka lugta sare looga qaaday. Kubka halkaa ka muuqda wax aad mooda in si gaar ah loo sanceeyey. Madaxa wax ugu xiran sheelad yar oo madaxa daboolaysa xabadku yeelkiise.
Carafta kaso kakamaysa wa mid ruuxii uriya ay saaqayso oo dhulka inta ka qaado meel dhexe geyaysa. Ya waduud.
Inta neef dheer jiiday ayey iyada oo indhaha isku haysa wax ay si naxariisi ku jirto uso gashay laabtayda dabeed neeftii ay jiiday oo kulaylka aad koob shaax ah moodid ku hurguftay isla laabti ay markii hore sida galgacalka leh usogashay. Jawigan wa jawiyada aan jeclahay, waxaaba ka daran meeshu sida ay tahay ayey ku hadaaqday. Ku dar in saaxiibkaana uu kula joogo ayaan aniga oo dhoolacadaynaya ku iri. Cadowgayga igu weheliya bay ku kaftantay iyada oo garabkayga midig oo ay gacanteedu saarnayd iga dharbaaxaysa.
Gabbalkii ba sii dhacaya, raha iyo xayawaanada kale ee harada ku dhexnool baa bulaamaya, dhaxan yar baa marba dhinac dharkeedii uqaadaya. Halkaa garabka waxba ka muuqda. Wa xarigga rajastiin guduud ah oo sida uu garabka ugu dhaggan yahay aad ka dareemaysid in uu ceejo kuhayo naas gacan qabad ah oo gabar aan curan ku yaal. Bal muxu miskiinka yar naqaska ugu dhajinayaa! Dhaxanta oo marba marka ka dambaysa soo badanaysa iyo qoraxdii oo sii libdhaysa ayaa kalifay in Samiira ay laabtayda soo wada gasho iyado mindha isleh wa meel kul yar aad ka heli kartid, ammaan na aad ku dareemaysid.
Marba sheeko yar oo is barashadeenii iyo sidii ay ahayd ba qofba mar ka jagacsiin. Macaane maad naga kicisid meeshan marba hadii aaskii madoobaaday ayey cod hoose iigu tiri dabeed oo maxaan uga tagayna sow buuqii magaalada dalaq oran mayno kol hadaan halkan ka tagno ayaan ugu halceliyey. Maya kama wado innagu celi magaalkii ee waxan ujeeda maan aadno maqaaxiyaha harada ka ag dhow ee lagu qaxweeyo. Haday saa tahay waynu aadi.
Wax aan so galnay maqaayad aan ka fogayn halkii aan fadhinay, wa maqaaxi qaabka loo diyaariyey marka aad fiiriso aad mooddo in lammaane loogu talagalay. Ubaxyada lagu xardhay, layrarka guduudan ee lagu taxay iyo sida miis kasta loo ag dhigay labo kursi oo qura wax aad mooda in meheradan in wixii lammaane ahayn ay ba marka hore udirayso fariin ah halkan maaha meeshaadii. Gadaal ayaan se ugudubnay, wax aan galnay qol yar oo shabaq ah oo dhexdiisa la dhigay kuraas jilicsan oo qaab wareeg ah loo sameeyey. Daah baa meesha lagaso galo ku horgudban, layr nuxuus ah oo dadka meesha kujira mooye mid banaanka taagan uu san waxba ka arkayn ba ku xiran. Markiiba waxa naguso kala orday shaqaalaha makhaayada oo midiba ka kale aad moodo in uu si gaar ah nooga xigsanayo. So dhawaada, soo dhawaada ayaa yeeraysa. Menu-gu waakan! Wax kasta halkan ayaad ka arki kartaan.
Maxaad inoo dalbaysa macaanto ayaan iri; macaane hadhow ban cashaynayna ee hada cunto fudud iyo cabitaan inooga dalab. Waayahay macmiil 5 daqiiqo gudahood dalabkiina wa idinla yaala.
Si kaduwan sida galabtay aya wax iguso kordheen! Waxa isaaqay xaada gacanteeda dul rasaysan oo aad moodo in ay is ciriirinayaan. Naas uu rajistiin ceejo ku hayo ayaa wadnaha hoostiisa iga mudaya. Maya ma imudayee waxad mooda in ceejadii iyo naqaskii uu rajastiinku kuhayey aan ugasii daray. Kaalay maxaad bahalka ceejadu ugu haysaa ayaan iri anoo gacanta usii wada badhankii gadaale ee laga furayey rajastiinka. Iyadu wax ay mooday in aan iyada lahadlayo, oo maxaan ceejiyey bay tiri. Kulama haysto adiga ee nin halkan ah oo naxariis laawe ah ban lahadlayaa, intaa markan iri iyo waxa is xigay badhan dabcay oo furmay. Ma rajastiinkayga leedahay nin naxariis laawe ah bay laso booday.
Ukaadi naasuhu ha neefsadeen e' ayaan ku iri. Iyadu se way diidan tahay waxa dhacaya. Horta waxa Alle mahdii ah in aad sunne gud tahay ban si kaftan ah u iri aniga oo iyada eegaya. Waakan dalabkii macmiil ee maso gali karna ayaa banaanka ka yeedhay. Haa, soo gudba. Maxay ahaayeen balaayo qabooyinku ban qalbiga iska leeyahay. Xooga ban taataabanay macmacaanka yar ee wiilasha meherada ka shaqeeya ay wax yar kahor soo dhigeen. Samiiro oo basbaas inyar ka dheera laacaysa aya in yar sheeladii ka dhaqaaqday booskeedi. Maxa cabaadyo iyo xaad meel halkan ah suran! Wax aan garanwaayey goor aan qoortii ii muuqatay aan leefay! Xaalad miyir beel ah ban kujiray laakin markan qudheedii ba la saaqay. Is adkayntii baa xarkaha goosatay oo banaanka ku dhacday. Wax aan arkay qudheedii oo far aan nuuxinayn sidii aad moodo in ay ubogtay waxa dhacay. Markii hore way iga babcanayde gadaal bay kursigii jilicsana isugu kala bixisay mise halkan waxaa ah labadii naas ee galabtay oo dhan rajastiinku ceejada ku hayey oo markan sidii dad haraad iyo socod inta isugu darsamay daal awgii gataati dhacay oo hurdo xun ubaxayso midba geed udhacay.
Gadaal ban inyar isku celiyey markaas ban eegay indha cabsi iyo dareen kululba ka muuqdo oo igusoo foogan, aayar ba uguso foorarsaday, bishimaheeda oo lips loogu roonaaday ban aayar labadaydii bishimood saaray. Baashiyeyn aanan wax loo dhigaa jirin baa ku hurgufay dabeed aayar ban qoortii oo cabaadyo qurux badani ka muuqdan carabka mariyey. Cirka galay iyana taah bay bilowday. Macaane..... haa macaanto ayaa yeertay! Inta aan leefayey qoorta ayaan aayar sii furay khamaarkii dhexda badhamada ku lahaa ee ay xirnayd saa rajastiin dabcay oo la dareemayo in uu gadaal ka furan yahay ba muuqday. Aayar ban garabkeeda bidix kaso dajiyey xarigii manaxaha aha ee rajistiinka. Naas quruxbadan oo afka hore gobaabin madow laga mariyey ibtuna taagan tahay ba iimuuqday.
Sidii qof muddo oomanaa oo caag biya ah meel kahelay ban afka la aaday, waan cantuugay weliba si aan qaniinyo udhawayn ban marka aan afka kasii saarayo usii qabanyey ibta naaska. Hadii markii hore taah uu jiray hada waxa ku darsamay lugihii dhulka u yaalay oo ay dhulka si xoog ah ula dhacayso. Sidii neef la gawracay ba indhaheedii kor urogmadeen, way hiinraageysa. Aaaaa..... mcne..... Alla ku jecliya bay ku hadaaqaysa. Labadii naas ee quruxda badnaa ee aan cantuugayey ban marba mid afka galinayaa markan se inta gacantaydii midig hoos udajiyey ban meel kale xoodaaliyey. Siil caman kuus kuusan oo wax loo dhiga uusan jirin ban gacanta lahelay. Faruuryaha ama camankiisa soo buuran waxa dhexda kaga yaal cad yar oo marka gacanta labada faruuryood isku mari tiraahdid hadba kaso baxaya dhexdooda. Wa kintir!
Markan anigii baa neef tuurayaa, weliba dhidid aan meel uu kayimid aqoon ba iga socda. Talow muxu yahay dhididku?........................La soco qaybaha kale.
November 20th, 2024.
Shangahai Building,
5th Street, Eastleght, NA.
![]() |
Qoraha sheekada; Liban Mohamud Nur. Sawirka waxa la qaaday June 6, 2024. Waxa lagu qaaday Sada Restuarent, 8th street, Eastliegh. Nairobi. Kenya. Abdullahi Ahmed Isse aya qaaday. |
0 Comments